Xisbiga KOBAC waa xisbi siyaasadeed cusub oo ka shaqeynaya horumarinta Soomaaliya, kuna saleysan mabda'a midnimada, caddaaladda iyo horumarka waara.
Midnimo, Wada-jir, Nabad iyo Horumar. Waxaan u taaganahay inaan dhisno dal midaysan oo qof kasta oo Soomaali ah uu ku dareemo sinnaan iyo nabadgalyo.
Soomaaliya barwaaqo ah oo nabad ah. Mustaqbalka, waxaan aragnaa Soomaaliya oo ka mid ah wadamada ugu horumarsan gobolka, oo kaalinteeda saxda ah ka qaadata siyaasadda caalamka.